Al-Aadiyaat
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Eebe wuxuu ku dhaartay
Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi. (2) iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha). (3) Iyo kuwa Cadawga
weerara Subaxdii. (4) Ee Boodhka
kiciya. (5) Cadawgana dhexgala. (6) Ee Dadku Eebohood waa diideen.
(7) Arrintaasna
Dadku wuu ogyahay. (8)
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay. (9)
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo. (10)
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo. (11) In Eebohood
Maalintaas ogyahay.