Al-Qaari'a
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Qaaricada (qalbiga garaacda). (2) Qaarica maxay tahay. (3)
Mase taqaannaa Qaarico. (4) Waa Maalinta
Dadku noqon sida Baalallay. (5) Buuruhuna ay
noqon sida Suuf kala firdhay. (6) Ruuxiise
miisaankiisa (fiican)
cuslaado. (7) Wuxuu ku noolaan nolol raalli ah. (8) Ruuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican). (9) Wuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya. (10) Ma taqaannaa Haawiya. (11) Waa Naar kulayl daran.