Al-Humaza
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax
ceebeya oo Dhan, (2) Oo Xoolaha
kulmiya (xaqana ku bixinin). (3) Ma wuxuu
malayn in xoolihiisu waarin. (4) Saas ma aha ee
waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama. (5) Ma taqaannaa
Xudhama. (6) Waa Naarta
Eebe ee la huriyay. (7) Gubaysana
Quluubta (Kulayl dartiis). (8) Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada. (9) Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.