Al-Fil
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Ma Ogtahay sida Eeba ku
falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». (2)
Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. (3)
Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. (4) Kuna tuuraysa
Dhagaxyo la kululeeyay. (5) Markaas Eebe ka
yeelay Bal la daaqay sidiis.