Al-Masad
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Waxaa khasaaray Gacmihii
Abuulahab, halaagmayna. (2) Waxna uma tarin
Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna. (3) Wuxuuna gali
Naar Olal leh. (4) Haweenaydiisii
Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar). (5) Luqunteedana
waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.