At-Tin
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Eebe wuxuu ka dhaartay
Tiinka iyo Zeytuunka. (2) Iyo Dhuuri
Siina. (3) Iyo Magaaladan
Aaminka ah (Maka).
(4) Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan. (5) Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow
dartiis). (6) Hase yeeshee
kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin. (7) Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta
Qiyaamada intaas ka dib. (8) Miyuusan Eebe
ahayn