Al-Alaq
Makkan
Magaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis
guud iyo mid gaaraba Naxariista.
(1) Wax ku akhri Nabiyow
Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga). (2) Dadkana ka
abuuray Calaq. (3) Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe. (4) Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro. (5) Dadkana baray waxayna aqoonin. (6)
Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen. (7) Markuu isku
ogaaday Hodontinnimo. (8) Eebaha
xaggiisaase loo noqon. (9) Ka warrama midka
ka reebaya. (10) Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda. (11)
Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa
Nabiga). (12) Ama uu fari
Eeba ka yaabid. (13) Balse ka warrama hadduu midka wax
ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo
wixii la mid ahe). (14) Miyuusan ogayn in
Eebe arko. (15) Saas ma aha ee hadduusan joogin
waxaannu qaban Foodda. (16) Food beenaleey
ah ghafna badan. (17) Ha u yeedho gargaarihiisa. (18) Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane. (19)
Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).