Text size
Soomaali · Surah 114An-Nas — Somali Translation
Mankind · 6 verses · Mahmud Muhammad Abduh.
An-Nas · AbduhVerse 1 of 6
Verses of An-Nas
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ﴿1﴾
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
مَلِكِ ٱلنَّاسِ ﴿2﴾
Ee dadka xukuma.
إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ ﴿3﴾
Ee ah Ilaaha dadka.
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ ﴿4﴾
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ ﴿5﴾
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ﴿6﴾
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
An-Nas in other Somali translations
Source: AlQuran Cloud. Translation text is shown without rewriting.