Text size
Soomaali · Surah 113Al-Falaq — Somali Translation
Daybreak · 5 verses · Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub.
Al-Falaq · Somali Translation - Abdullah Hasan YaqoubVerse 1 of 5
Verses of Al-Falaq
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ ﴿1﴾
1. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿2﴾
2. Sharka wuxuu abuuray;
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿3﴾
3. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).
وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ ﴿4﴾
4. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿5﴾
5. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.
Al-Falaq in other Somali translations
Source: QuranEnc.com · Version 1.0.26. Translation text is shown without rewriting.